Welcome To Dusamareeb City

About us

Introduction

Dusmareeb ama Dhuusamareeb, waa Magaalo madaxda Gobolka Galguduud ee Bartamaha Soomaaliya oo ah mid ka mid ah gobolada Soomaaliya kuwooda ugu baaxadda weeyn,waxaa ay kamid tahay magaalooyinkii ku burburay dagaaladii sokeeye balse hada waa maagaala madaxda Galmudug state.

Maagaada sanadihii u danbeeyay laga soo bilaabo 2011-kii waxaa ka socday hormaro fara badan kadib markii laga saaray ururkii Alshabaab,Inkasta oo ay magaaladu kamid eheed meelaha ugu xasiloon danka, hadanemagaalada waxaa ragaadiyay kooxdii kasaartay Al-shabaab ee Ahlu suna waljamaaca iyaga oo ka hor istaagay hornaro badan oo laga filan karay sida jaamacado badan iyo hotelo iyo hormaro kale ee bulshadu wakhtiyadaas ubaahneed.

Kadib 2018-kii markii ay gashay magaaladu gacanta galmudug, waxaa soo muuqday hormaro fara badan sida dhismaha xarumaha dowlda iyo isbitaalada.

Social Media Account: 

Facebook: https://www.facebook.com/dusamarebgm

Email: media@dusamareb.gm.so

A transformed community from semi peasantry to a modern and urbanized district within 30 Years.

CORE VALUES

These core values are the guiding principles that dictate our behavior and actions,

  • Integrity
  • Transparency
  • Accountability
  • Equity and equality
  • Commitment
  • Fairness
  • Innovation