Welcome To Dusamareeb City

Gudoomiyaha Degmada Dhuusamreeb ahna Duqa, Caasimadda Galmudug Abdirahman Ali Mohamad Geedo Qorow, iyo Wafdi ow Hogaaminayo Ayaa Si weyn loogu Soo dhaweeyay Garoonka Caalamiga ah Ee Magaalada Johannesburg ee Dalka koonfur Africa.

25 Feb

Gudoomiyaha Degmada Dhuusamreeb ahna Duqa,

Caasimadda Galmudug  Abdirahman Ali Mohamad Geedo Qorow, iyo Wafdi ow Hogaaminayo Ayaa Si weyn loogu Soo dhaweeyay  Garoonka Caalamiga ah Ee Magaalada Johannesburg ee Dalka koonfur Africa.

Wafitiga Gudoomiyaha Hugaaminayo oo howlo shaqo u tagay halkaa ayaa waxaa ku wehlinaya safarkiisa Wasiirkii hore wasaarada amniga Galmudug.

Mudane Cismaan ciise Taardhuleed. 

Guddoomiye  Abdirahman oo hadal kooban ka jeediyay garoonka lugu soo dhaweeyay ayaa jaaliyadda South Africa uga mahadceliyay Soo dhaweynta quruxda badan oo ay u sameeyeen isagoona sheegay inay waqti iyo kulamo intaa

ka balaaran la qaadan doonaan, jaaliyadda  reer Galmudug Ee dalka South Africa:

Dhammaad