23
Mar
DHUUSAMAREEB 24 MARCH 2024. Gudoomiyaha degmada ahna Duqa caasimada Galmudug ee Dhusamareeb Mudane Cabdirahman Cali Maxamed Geeda qorow ayaa maanta lagu soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha ugaas nuur Airport, Ee caasimada Galmudug Dhusamareb
DHUUSAMAREEB 24 MARCH 2024.
Gudoomiyaha degmada ahna Duqa caasimada Galmudug ee Dhusamareeb Mudane Cabdirahman Cali Maxamed Geeda qorow ayaa maanta lagu soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha ugaas nuur Airport, Ee caasimada Galmudug Dhusamareb
Maamulka caasimada iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa soo dhaweeyday Gudoomiyaha oo mudooyinkii u dambeeyay safaro howlo shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa.
Dhamaad
Xaafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Dowlada hoose ee Dhusamareeb
