Welcome To Dusamareeb City

DHUUSAMAREEB 24 MARCH 2024. Gudoomiyaha degmada ahna Duqa caasimada Galmudug ee Dhusamareeb Mudane Cabdirahman Cali Maxamed Geeda qorow ayaa maanta lagu soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha ugaas nuur Airport, Ee caasimada Galmudug Dhusamareb

23 Mar

DHUUSAMAREEB 24 MARCH 2024.

Gudoomiyaha degmada ahna Duqa caasimada Galmudug ee Dhusamareeb Mudane Cabdirahman Cali Maxamed Geeda qorow ayaa maanta lagu soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha ugaas nuur Airport, Ee caasimada Galmudug Dhusamareb

Maamulka caasimada iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa  soo dhaweeyday  Gudoomiyaha oo mudooyinkii u dambeeyay safaro howlo shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Dhamaad

Xaafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Dowlada hoose ee Dhusamareeb