Welcome To Dusamareeb City

Maamulka Caasimadda Dhuusamarreeb, oo kaashanaya maamulka iyo bulshada xaafadaha Dayax Waxaracade, qaar kamid ah golaha degaanka Agaasimaha Dowladda Hoose ayaa wada dadaalo looga gaashaamanayo Fatahaadaha ay keenan roobabka kala duwan ee ka da’a Caasimadda.

03 Apr

DHUUSAMREEB 03/4 April 2024

Maamulka Caasimadda Dhuusamarreeb, oo kaashanaya maamulka iyo bulshada xaafadaha Dayax Waxaracade, qaar kamid ah golaha degaanka Agaasimaha Dowladda Hoose ayaa wada dadaalo looga gaashaamanayo Fatahaadaha ay keenan roobabka kala duwan ee ka da’a  Caasimadda  in laga hortago dhibaatooyin kale oo fatahaaduhu sababan aysan dhicin  u diyaar garowga digniinaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka ee ku aaddan cabsida laga qabo daadad iyo fatahaaddo ka dhasha Roobab Mahiiggaan ah oo ka di’i doonna Gobollada kale duwan ee dalka.

Guddoomiye ku xigeenka maamulka Caasimada  mudane Dr Cabdisamad Salaad Aadan, ayaa kormeeray goobo ey kasocotay shaqada Dayaxtirka biyaha xireenka Caasimada .

Sidoo kale Agaasimaha Howlaha guud iyo Dhulbixinta dowladda hoose ee Caasimadda Galmudug ee Dhusamareeb Mudane Abdulqadir Nuur Mohamed (Ogaal) oo ka warbixiyay shaqada socota ayaa

Bulsho ,weynyta  Caasimadda ugu baaqay in ay maamulka  ku garabsiiyaan shaqadda iyo dadaalada xalka loogu helayo maraynta iyo ka hortaga daadadka.

Dhamaad

Xaafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Dowlada hoose ee Dhusamareeb