Welcome To Dusamareeb City

DUQA CAASIMADA GALMUDUG OO SALAADDA CIIDDA LA TUKADAY MASUULIYIIN KALA DUWAN IYO BOQOLAAL KA MID AH SHACABKA CAASIMADDA.

16 Jun

Dhuusamarreeb 16-06-2024; Guddoomiyaha Degmada Mudane Abdirahman Ali Mohamed Geedqorow  ayaa masuuliyiinta heerarka kala duwan ee Dowladda Galmudug iyo boqolaal ka mid ah shacabka caasimadda kula tukaday barxadda shirkoole salaadda Ciiddul Adxaa,Guddoomiyaha ayaa rabi ugu baryay umada muslimiinta meel walba ay joogaan in  dhibaatada rabi ka dul qaado kuna booriyay dadka in ay iscafiyaan isuna dhimriyaan.

Ugu dambayn Gudoomiyaha ayaa hambalyo udiray dhamaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciida awgeed.

Dhamaad

Xaafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Dowlada hoose ee Dhusamareeb