Gudoomiyaha degmada Dhuusamreeb ahna Duqa, Caasimadda Galmudug Abdirahman Ali Mohamad Geedo Qorow, iyo Wafdi uu hugaaminayo ayaa Xaflad balaaran loogu qabtay Magalada Johannesburg ee dalka koonfur Afrika.
Gudoomiyaha degmada Dhuusamreeb ahna Duqa,
Caasimadda Galmudug Abdirahman Ali Mohamad Geedo Qorow, iyo Wafdi uu hugaaminayo ayaa Xaflad balaaran loogu qabtay Magalada Johannesburg ee dalka koonfur Afrika.
Xafladda oo ay soo qaban qaab kuren jaaliyadda Galmudug ee dalka Koonfur Afrika ayaa ujeedadiisu ahayd Soo dhaweynta gudoomiyaha Caasimadda iyo garab istaaga maamulka caasimadda iyo sidii jaaliyaddu uga qayb qaadan laheyd hormarinta iyo maalgashiga Caasimadda Galmudug ee Dhusamareb.
Gudoomiyaha ayaa mahadcelin balaaran ujeediyey Jaliyadda reer koonfur Afrika ugana mahadceliyay soo dhawaynta diiran iyo balanqaadka au u sameeyeen l.
Kulamada u dhaxeeya Gudoomiyaha caasimadda iyo jaaliyadda reer koonfur Afrika ayaa sii Socon doona maalmaha soo socda doona iyadoo diiradda lagu saari doono horumarinta Caasimadda.
Dhamaad