News
02 Oct
DHUUSAMAREEB,THU 15 FEB,2024:Gudoomiyaha degmada Dhuusamareeb ahna Duqa caasimada Galmudug mudane Abdirahman Ali Mohamed”Geedaqorow”oo wahlinaayo Iskuduwaha Mashruuca nagaad ee Galmudug Mudane Abdulkadir faarah diiriye, ayaa magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya kaga qaybgalay shirka Horumarinta Magaalooyinka Iyo Xoojinta Awoodda Dowladaha Hoose Ee Bixinta Adeegyada ee mashruuca Nagaad oo Dhuusamareeb qayb katahay magaalooyinka kafaa’iidaysanaya. Mashruuca nagaad, Xafiiska warfaafinta iyo wacyigalinta bulshada Dowladda Hoose ee Caasimadda Dusamare
...
Read More
← Previous
1
2